Cumar Finish oo la kulmay Siyaasiyiin ku mashquulsan raadinta Maqaamka Muqdisho (Daawo Sawirada)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Finish) ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula qaatay Xildhibaano katirsan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Xildhibaanada uu la kulmay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir uu kamid ahaa Cabdiqaadir Cosoble ayaa ku caan baxay raadinta Maqaam gaar ah ee yeelatao magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Kulanka dhax maray Gudoomiyaha … Continue reading Cumar Finish oo la kulmay Siyaasiyiin ku mashquulsan raadinta Maqaamka Muqdisho (Daawo Sawirada)